Maamulka degmada Kismaayo oo amar ka soo saaray Xoolaha magaalada lagu soo daayo

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Marka aad dhex socoto Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa ay indhahaagu qabanayaan xoolo dhex socda suuqyada Magaalada ku waas oo isugu jira LO iyo Ari ‘Maamulka dowlad hoose ee dagmada Kismaayo ayaana dhowr jeer oo hore sameeyay xoolaha looga saarayo magaalada ayadoona digniin loo diray dadka xoolaha iskaleh loona sheegay in xoolahooda ay ku dhaqdaan  meelo munaasab ah oo aysan Magaalada ku soo siidaayaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here