Xuska maalinta dhirta Adduunka oo Muqdisho lagu qabtay

0
19

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay xuska maalinta dhirta Adduunka waxana qabtay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya Xuska maalinta Dhirta Adduunka ayaa waxaa laga xusaa Adduunka oo idle waxaana ka soo qeybgalay Munaasabada musuliin ka tirsan wasarada Somaliya iyo qaybaha kale duwan ee bulshada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here