Maamulka Degmada Kismaayo oo faahfaahiyay howlgalada lagu xaqiijinayo Amniga

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Kismaayo oo kashanaya rugta Booliska ee V-afmadow  ayaa sameeyey howlgal lagu xaqiijinaayo amniga xaafada Guulwade, islamarkaana waxay soo qabqabteen  dhallinyaro ku eedeeysan in ay falal amni darro ah ka wadeen gudaha Xaafadaas.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here