Biyo la’aan kataagan deegaanka Farlibaax ee Gobalka Hiiraan

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaalad Biyo la’aan oo saameyn ku yeelatay nolasha dadka iyo duunyada ayaa ka jirto Degmada Farlibaax oo afartan iyo shan kiilo mitir u jirto magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Xaaladan biyo la,aneed ayaa timid kadib markii ay gureen ceelashii ay biyaha ka helin jireen dadka iyo duunyada ku nool Degmada Farlibaax ee Gobalka Hiiraan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here