Odayaasha dhaqanka Kismaayo oo door ka qaata xallinta khilaafaadyada

0
18

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Khilaafaadka waa qayb ka mid nolosha caadi ah ee bulshada waxaa lagama maarmaan ah in la helo siyaabo wanaagsan oo logu xalinkaro khilaafka bulshada ka dhex jira si loo ilaaliyo nabada iyo xasiloonida.

Inta badan Odayaasha dhaqanka ayaa ah kuwa kaalinta ugu muhiimsan ka qaata xalinta marka uu khilaaf dhoco waxaana jira xeerar dhaqan iyo habab kale oo ay ku xaliyaan khilaafka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here