Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyada oo lagu Gudo Jiro 10 dhexe ee Bisha Ramadaan ayaa waxa Suuqyada Magalada kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose laga dareemayaa Mashquul iyo Saxmad ku Aadan udiyaargarowga Munaasabada Ciida oo ay ka Harsantahay wax kayar laba Todobaad.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.