Maamulka Deegaanka Qaam-qaam oo faahfaahiyay sida dhirta ay h j

0
7

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Qaam-Qaam ee dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ayaa ah deegaan aan dhirtiisa la jarin dadka deganu waxaa ay caan ku yihiin ilaalinta Dhirta waxaana jira xeer u yaal dadka deegaanka kaas oo ah in qofkii geed Jara laga qaado lacag u dhiganta mag dhowga geedka la jaray sido kalana deegaanka laga raro taas oo qayb wayn ka qaadata in dadka reer qaam qaam ay si isku mid u ilaaliyaan dhirta deegaanka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here