Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Hamdi Foundation oo deeq lacag u qaybisay qoysas danyar oo Kismaayo ku nool.
Dalada mideeye miskiin uroone iyo Hay’ada Xamdi fondhishin ayaa Deeq Lcgta ah Soo gaarsiiyay Qoysaska danyar ah oo ku nol Degmada Kismaayo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.