Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxbarshada ayaa ah furaha Nolsha waxiyna bulshada ay fahameen muhiimada ay leedahay waxbarsahda
Wasaaradda waxbarshada Jubbaland ayaa waxaa ay dadalaa xoogan ugu jirtaa sidii ay wax u baran lahayeen dadka waxbarshada ka daaye oo aan yarantooda u helin fursada ay wax ku bartaan.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.