Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda dib-u-dajinta iyo arrimaha bani-adanimada Somali ayaa waxaa ayaa deeqo kala duwan gaadhsiisay qaar ka mid ah barakacayaasha Kunool magaalada Hargayso
Barkacayaasha Kunool Kaamka Naasohamblood iyo Maxamed Mooge B ayaa waxaa la gaarsiiyaay siiyaay Raashin logu lagalay in ay ku afuraan barakacaaasha.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.