Walaac laga muujiyay isbadalka ku yimid shaqada foornada

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Foornoleyda Magaalada Jowhar ayaa ka warbixiyay caqabadaha ka jira habka wax soo saar ee rootiga, maadaama ay la kulmayaan dhibaatooyin badan oo saameeya faa’idadooda.

Dadka sameeya Raatiga ayaa sheegay  in ay jiraan qabado soo wajahay wax soo saarka rootiga madaama aysan haysan foornooyin casri ah sido kale burkii uu  qaaliyoobay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here