Beeraleyda Tuulada Buur fuule oo walaac ka muujiyay Cayayaano saameeyay beerahooda

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Beraleeyda Tuulada Buurfule oo hoostagta degmada Mahadaay ee gobolka shabeellaha dhexe ayaa cabasho ka muujiyay tacabka beeraha sabab la xiriira cayayaano saameyay dalagyadii u beernaa iyo fatahaada wabiga shabeelle oo sameyn ku yeelatay dadka beeraleyda ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here