Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Kaalmo oo kamdi ah hay’addaha ka howl galo dalka ayaa waxay deeq raashin afurin ah gaarsiisay 30 qoys oo kamdi ah waayeelada deegaanka, dadka baahiyaha gaarka qaba iyo dadka barakacayaasha ee kunool deegaanka Bilicsan.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.