Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha Jubbaland Geele Muxumed Aadan ayaa ka warbixiyay Mashruuca Ugbaad oo lagu taageerayo wax soo saarka beeraha iyo xoolaha iyo sido kale ka hortaga saamaynta isbadalka Cimilada.
Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.