Kismaayo(Idaacadda Waamo)-qaar kamid ah dadka barakacayaasha kaamamka degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay xaaladaha adag ee ay xilligan wajahayaan iyagoona codsaday in caawimaad loo sameeyo maadaama ay wajahayaan xaalado bani’aadannimo oo aad u adag.
Juweyriyo Hasssn ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.