Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo deeq Raashin ah gaarsiisay Barkacayasha kunool Xafadaha Kismaayo

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barkacayaasha kunool magaalada kismaayo ayaa waxaa deeq gaargaar ah gaarsiisay Wasaaradda Garagarka Jubbaland oo gacan ka heshay hayad ka socoto dalka Emarat-ka ayaa raashin gaarsiiyay qaar kamid ah  barakacayaasha kunool xaafadaha kale duwan ee magaalada Kismaayo.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here