Dadka Danyarta ku nool Deeganadda Waqooyiga magaalada Kismaayo oo Deeq raashin ah la gaarsiiyay

0
20
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland oo kaashaneysa Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa Deeq Raashin ah gaarsiisay dadka Danyarta ah ee kunool Deegaanadda Waqooyi ee magaalada Kismaayo kuwaas oo ah dadki ay sameysay Fatahadihi dalka ku dhuftay iyo abaaraha kajira qeyba kamida gobolada dalka.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here