Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ganacsatadaan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilaabay inta lagu guda jiro bisha barakeeysan ee ramadaan ineey iibiyaan Qaraha iyagoo xeray ganacsiyadii horey ay u lahaayeen si ay uga faa-ideystaan dhaq dhaqaaqa ganacsiga Qaraha.
Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.