Gudoomiyaha Deegaanka Buulo Bartire oo ka warbixiyay sida dadka deegaanka ay uga faa’iideysteen Barnaamijka Xalka Waara

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Deegaanka Buulo Bartire ee Waqooyiga Magaalada Kismaayo Isaaq Abdala Hilow ayaa kawarbixiyay sida dadka deegaanka ay uga faa’iideysteen Barnaamijka Xalka Waara oo deegaankaasi laga hirgaliyay.

Awke Ali Awil  ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here