Kulan looga hadlaayay doorka Haweenka Amniga oo lagu qabtay kismaayo

0
17

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan balaaran oo looga Hadlaayay doorka haweenka ee ka qayb noqashada iyo sare U qaadista Arimaha Amaanka iyo Hogaaminta Bulshada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here