Barakacayaasha kismaayo oo codsaday in gargaar lasoo gaarsiiyo

0
18
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xili lagu Gudo Jiro Bisha Ramadaan ayaa waxa Xalado Adag oo dhanka nolsha ahi soo food sareen dadka Barakacayaasha ah kuwaas oo aan haysan Biyo iyo raashintoona

Barakacayaashan ayaa sheegay inaysan haysan wax ay ku somaan waxayna walaac ka muujiyeen xaladooda iyaga oo rajo kagabaan hay’adaha samafalka iyo dawladuba inay caawinaad soo nagaarsiiyaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here