Biyo la,aan ka jirto qeybo kamid ah Gobalka Daad-mareedh.

0
19

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Gobalka Daad-mareedh iyo kan Degmada Oodweyne ee Soomaaliland ayaa ka hadlay biyo la,aan soo wajahday dadka iyo duunyada ku nool Degmada Oodweyne ee maamulka Soomaaliland.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here