Kobbie Mainoo oo Go’aansaday in uu Isaga Tago kooxdiisa

0
17

Xiddiga Manchester United Kobbie Mainoo ayaa diyaar u ah inuu diido qandaraas cusub oo uu gabi ahaanba isaga tago Premier League, sida la sheegay.

Mainoo, oo 19 jir ah, ayaa kulankiisii ​​ugu horeeyay Man United u saftay intii uu hogaaminayay Erik ten Hag bishii January 2023, qandaraaska da’yarta Kobbie Mainoo ee Old Trafford ayaa ku eg 2027, iyadoo kooxdu ay haysato ikhtiyaar 12 bilood oo kale ah.

Si kasta ha ahaatee iyada oo Man United ay waayi doonto ka qeyb galka tartanka yurub ee Champions League ayaa Mainoo waxa uu doonayaa in uu isaga tago kooxda, xidiga ayaa suuqii lasoo dhaafay wuxuu xiiso waali ah ka helay Kooxda Chelsea inkastoo uusan ku biirin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here