Geela lagu Xanaaneeyo Duleedka Magaalada Kismaayo oo ay dad badan u caano doontaan

0
525

Kismaayo(Idaacada Waamo)Duleedka Magaalada Kismaayo ee Baarcaleen ayaa waxaa ku xaraysan geel halkaasi lagu dhaqaaleeyo waxaana Caanaha laga liso la keenaa Magaalada kismaayo sidoo kale Bulshada Magaalada ayaa u caano doonata.

Xamdi Maxamed yaasiin ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

R/W,Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here