Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa Sara u kac laga dareemaa qiimaha lagu iibiyo qudaarta sida qaraha, seytuunka, batiiqa iyo cambaha kuwasi oo inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan laga sameeyo cabitaanada la shiido ee dalka.
Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.