Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haween kunool magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku shaqeysto xirfadda sameynta sambuuska inta lagu guda jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan, waxayna unoqotay xirfad ay noloshooda iyo walibo tan qoyskooda ka maareeyaan.
Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.