Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Golaha Wakiilada Jubbaland oo yeeshay Kalfadhigodi 1-aad fadhigisa 8-aad kaaso ay kasoo qeyb galeen Xildhibaana gaaraya 47 mudane, waxayna kaga doodeen mudda kordhin loo sameynaaya waqtiga u Madaxweynaha Jubbaland Axmad Maxamed Islaam kuso dhisaya Golaha Wasiiradda Jubbaland.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.