Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gollaha Wakiilada Dowladda Jubbaland ayaa Maanta yeeshay kulan looga hadlayay dib u eegista Xeerka Mamnuucida Gudiniinka Fircooniga oo horay gollaha ay ugu soo gudbisay Wasaaradda Haweenka Arimaha qosyka iyo Xuquuqul insaanka Dowlada Goboleedka jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.