Agaasimaha Cusub ee Garsoorka Jubbaland oo xilalka kala wareegay Agaasimihii hore

0
11
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jubbaland, ahna Guddoomiyaha Guddiga Adeegga Garsoorka Jubbaland, Mudane Cabdishakuur Sheekh Maxamed Rashiid, ayaa munaasabad lagu qabtay Xarunta dhexe Ee Garsoorka Jubaland xilka ugu kalawarejiyay Agaasimaha cusub ee Garsoorka Jubbaland iyo Agaasimihi hore.
Munaasabadda aya waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha Jubbaland, Axmed Maxamed Abuukar (Axmed Ugaas), iyo xubno ka tirsan bahda garsoorka Jubbaland.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here