Barakacayaasha duleedka Kismaayo oo xaalado nolosha ah la soo daristay

0
43
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Koron uusle oo 34-km ujira Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose islamkana dhaca Galbeedka Kismaayo ayaa waxa ku nool dad iskugu jira xola dhaqata barakacayaal ah iyo kuwa degan ah oo wajahaya durufa adag oo dhanka Nolosha ah.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here