Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa Deeq Gargaar ah Gaarsiisay oo kakoban Rashiin iyo lacag cadan ah garsisay Isbitaalka Dhimirka Lazareti iyo ururka Haweenka Qaranka Deeqda lagarsiyay Isbitaalka oo kakobneed bur bariis sokor iyo saliid ayaa Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ay ugu talagashay in bishan barakeysan ee Ramadaan iney ku afuraan bukanada ku jira Isbitaalka Dhimirka Lazareti.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.