Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dr Maxamad Xasan gaashiin oo kamid ah bahda caafimaadka ee ka howlgala magaalada Baladweyne ayaa sheegay in soonka uu faa-ido caafimaad u leeyahay bukaanada qaba cudurada Sokorta,Dhiikarka ,gaaska iyo xanuunada kale.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.