Gaadiid lagu wareejiyay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland

0
27

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deeq Gaadiid ah oo gaaraysa ilaa 6 gaari ayaa deeqbixiyaasha caalamiga ah ku wareejiyeen Wasaaraddaha Beeraha iyo waraabka iyo xanaanada xoolaha ee dowlad goboledka Jubbaland.

Gaadiidkaan ayaa ah mid loogu talagalay in lagu gaaro deegaanada fogfog ee ay daganyihiin dadka beeralaayda iyo xoolo dhaqatada ah si loolo socdo xaaladooda loona dhiira galiyo wax soo saarka beeraha iyo dhaqashada xoolaha nool kuwaas oo ah ila dhaqaale ee ugu muhiimsan dalkeena.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here