Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland oo qabatay shir wadatahi ah

0
33

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha Gudaha,Fadaraalka iyo Dib u Heshiisiinta Dowlada Jubbaland ayaa Qabatay shirka wadatashiga tilmaamaha Miisaaniyada Dowlada hoose ee degmada Kismaayo Shirka ayana waxa Gobjog aha Gudoomiye ku-xigeenka Arimaha bulshada Degmada Kismaayo Najiib Bare Salaad Agasimaha Waaxda Dowladda Hoose ee Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Masuuliyiin kale.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here