Maamulka degmada Xamar Jajab oo raashin u qeybiyay Qoysas danyar ah

0
24

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In ka badan 200 qoys oo danyar ah kuwaas oo kunool degmada Xamar Jajab ayaa loo qeybiyay deeq raashin ah oo loogu talagalay in ay ku afuraan  bisha barakeysan ee Ramadaan Deeqda Gargarka oo Maamulka degmada Xamar Jajab u garsiyay qoysaska danyarta ayaa waxa iska soo aruriyay dadka degmada Xamar Jajab ee dalka gudihisa iyo dibadisa iyadona baahi ween u qabeen taas oo ku so aday xili ay manta kowtahay bisha barakeysan ee Ramadaan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here