Golaha Aqalka sare oo la horgeeyay Kaalmo sharciyeedka Soomaaliya

0
19

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Macallin Maxamuud, ayaa maanta horgeeyey Senatarada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BJFS) hindise-sharciyeedka “Kaalmo Sharciyeedka Soomaaliy.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here