Kulan looga hadlayay Horumarinta adeegyada Caafimaadka oo lagu qabtay Kismaayo

0
21

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Jubbaland ayaa kulan Muhiim ah u qabatay ururrada bulshada rayidka ee degmada Kismaayo.

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray horumarinta iyo tayeynta adeegyada Caafimaadka ee Isbitaalka Guud ee Degmada Kismaayo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here