Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hoos u dhac wayn ayaa ku yimid qiimaha la iibiyo Bariiska loo yaqaano Baroowga ama bariis cadaha kaas oo ka soo go’a beeraha bariiska ee Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle.
Hoos u dhaca ku yimid qiimaha bariis cadaha ayaa waxaa sababay bariis badan oo ka soo go’ay beeraha gobolka Shabeelaha dhexe kaas oo loo soo iib geeyay suuqyada Magaalada Jowhar.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.