Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Bilicsan oo kamdi ah deegaanada dhaca Galbeedka magaalada Kismaayo waxaa kunool dad isugu jira deegaan iyo dad badan oo barakac ah, kuwaasi oo wajahaya dhibaatoyin badan oo ay ka mid yihiin biyo laàan, baad laàan, hoy laàan iyo waxyaabo kale oo intaa kabdan.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.