Bulshada ku nool Kismaayo oo looga digay in qashinka ay ku shubaan wadooyinka Magaalada

0
417

Kismaayo(Idaacada Waamo)Bulshada reer kismaayo ayaa waxaa looga digay in ay qashin ku shubaan wadooyinka soogala magaalada iyadoona lagu shubo qashin tiro badan waxaana daris la ah dad danyar ah oo uu dhibaato ku hayaa qashinka laga soo fogeeyo magaalada Kismaayo.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

R/W,Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here