Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka Dowlada Goboleedka Jubbaland aya ay wadaa olaalo lagu adkeenaya xeerka ansixinta hindise shariyeedk ilaalinta gargaarka Bini’aadanim
Xeerka ayaaa waxuu ka qeybqadanaya in garagaarka Jubbaland uu gaaro dadka lagu tagalagalay cidii si qaladan u isticmashan gargaarka dadka danta yar lagu talagalay uu dhigaayo qodobo lagula kacaayo oo ka hortgaayo ilaalinta Gargaarka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.