Wasaaradda Deegaanka & Isbadalka Cimilada Puntland ka digtay Jirista dhirta

0
42

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasarada degaanka iyo isbedelka cimilada Maamulka  Puntallan ayaa Wada dedaalo lagu joojinaaya jarista dhirta.

Deegaanada maamulka puntallan ayaa laga mamnuucay Faldanbiyeedyo kala Duwan ee degaanka loo gaysanayo taas oo hadii ay siisocoto sababi karta isbadal xoogan oo kuyimaada cililada iyo sidoo kale nabaad-guur.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here