Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baraawe ee Caasimadda Koonfur Galbeed ayaa waxaa laga Dhagax Dhigey Xaruunta Cusub Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Shabeelaha Hoose, taas oo uu Dhagax Dhigay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada Koonfur Galbeed Mudane Sa’iid Axmed Cali.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.