Ol’ole lagu daaweenayo Xoolaha oo laga sameeyay deegaanka Janna-cabdalle

0
11
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa Dowlad goboledka Jubbland  ayaa labadii sano ee ugu danbeeyay deegaana Jubbland ka waday Mashruuca FSRP kaas oo lagu daawaynayo xoolaha uuna Taageerayo Bangiga aduunka.

Wasaaradda ayaa maalmahaan deegaanka Janaay Cabdalle ka waday olole lagu dawaaynayo xoolaha deegaankaas ku dhaqan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here