Barakacayaal ku nool duleedka Baladweyne oo codsaday in la caawiyo

0
34

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barakacyaashaan oo ku nool kaamamka Cadaani, Buulo gaduud iyo If iyo Aakhro oo ku yaalo duleedka Galbeedka magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan, ayaa xilligaan wajahaya duruufo nololeed oo aad u adag.

Baahiyaha ay xilligaan wajahaan Barakacyaashaan waxaa kamid ah hoy la’aan, Cuno yari iyo Waxbarasho la’aan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here