Dhaqaatiirta Kisamayo oo ka hadlay ahmiyadda uu leeyahay Talaalka ka Oof-wareenka

0
45

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhaaqatiir magaalada kismaayo ayaa waxaa ay ka hadleen mhiimada ay leedahay in caruurta shanta sano ka yar la siiyo talaalka ay u bahan yihiin.

Talaalka ka hortagga oof-wareenka waa  tallaal muhiim ah oo lagula dagaallamo cudurrada ay keento bakteeriyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here