Kulan ku saabsan qoondada Haweenka ka qaybgalka siyaasadda oo lagu qabtay Kismaayo

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa ku qabatay kulan la xiriira taageeridda iyo ilaalinta haweenka ka qaybgalkooda siyaasadda iyo samaynta sharciyada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here