Jubbaland oo ku baaqday in Maalin dhaaf loo qalo Xoolaha

0
47

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyada oo wadanka Soomaaliya  kamid yahay wadamo caalamka ee leh xeebaha ugu dhaadheer Allana kumanaystay noocyo kala duwan oo Khayraad ah kaluunkuna kamidyahay ayayna Bulshadu sidii la rabay uga Faa’iidaysan iyagoon ku Baraarugsanayn  Muhiimada uu leeyahay Cunista Kalluunka.

Madaxwaynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmad Maxamad Islaam ayaa Bulshada ku dhaqan degaanada jubbaland ugu Baaqay inay isticmaalaan kaluunka isaga oo so jeediyay in maali la dhaafo xoola la qalo si badalkeeda Kalluunka loo cuno.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here