Culimo awdiinka iyo odayaasha dhaqanka Soomaaliyed ayaa ah kuwo dooror kala duwan oo muhiim ah ku dhex leh bulshada waxaa ayna ka qayb qataan wacyigalinta bulshada sida in bulshada qaybaheeda kala duwan ay u sheegaan muhiimada ay leedahay ilaalinta nabada iyo deegaanka.
Qaar ka mid ah Culimada iyo odayaasha dhaqanka ku nool Magaada Kismaayo ayaa ka hadlay Muhiimada ay leedahay ilaalinta nabada iyo deegaanka iyo doorkooda ku aadan wacyigalinta bulshada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.