Tartanka Iskuulaadka Kismaayo oo meel wanaagsan maraya

0
9
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wareeg labaad ee Tartanka iskuulada Degmada Kismaayo iyo deeganada Hoose Yimida aya waxaa wali ka socoda Degmada Kismaayo waxiyna Tartanka qabtayย  ย wasaradda dhalinyrada iyo ciyaaraha dowlada Goboleedka Jubbaland taas oo u jeedkeedu tahayย  hormarinta is-dhaxgalka Bulshada .
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here